Warar sheegaya in Hogaanka Ahlu Sunna aqbaleen in ay is dhiibaan iyo khilaaf ka taagan cida ay …

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug ayaa sheegaya in hogaanka sare ee Ahlu Sunna ay dalbadeen in xabada la joojiyo sidoo kale lala furo wadahadal ay isku dhiibayaan. Sida aan wararka ku helnay Hogaanka Ahlu Sunna oo hada ku jira xarunta Inji ay hareereeyeen ciidamo taabacsan maamulka Galmudug ayaa dalbaday waan waan iyo … Continue reading Warar sheegaya in Hogaanka Ahlu Sunna aqbaleen in ay is dhiibaan iyo khilaaf ka taagan cida ay …